kacaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob. 2. Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad. 3. Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.
- 1. Hiyi kicid. 2. Hawo isbeddelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

