kadafjiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kadabshiir.

kadabshiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.