kadabshiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kadafjiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kadabshiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kadafshiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kadabshiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0