kadabshiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.