kadalan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jirriqaa; warriiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jirriqaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warriiq

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Jirriqaa.

Lamidka: Jirriqaa

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur