warriiqQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Jirriqaa.Lamidka: JirriqaaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jirriqaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00