kadankoodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Si kadalloob ah oo loo fadhiisto. ld kadankoodid.Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.Kadalloob u fariisasho.