kadankood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si kadalloob ah oo loo fadhiisto. ld kadankoodid.
  2. Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.
  3. Kadalloob u fariisasho.

kadankoodid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kadankood³. ld kadankood¹.