kadhooradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kalloorad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kallooradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Weel macdan ka samaysan sal ballaaran, af dhuuban iyo siddo la qabsado leh oo caanaha, subagga iwm lagu shubto; jeeg. ld gadhoorad, kadhoorad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00