kalloorad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
- Weel macdan ka samaysan sal ballaaran, af dhuuban iyo siddo la qabsado leh oo caanaha, subagga iwm lagu shubto; jeeg. ld gadhoorad, kadhoorad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

