kafaalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dammaanad.

Lamidka: Dammaanad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dammaanad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dammiinasho.
  2. ld dammiinad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur