kafaaraggud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur