kafanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-fno, m.l)Macnaha:Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
karfanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kafan¹.ld kafan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0