kafnid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kafan². ld karfanid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kafan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-fno, m.l)

Macnaha:

  1. Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.
  2. Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karfanid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kafnid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur