kaftanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan. 2. ld kaftamid.Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan).