kaftan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan. 2. ld kaftamid.
- Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan).
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: