Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg kalabbaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha:
1. Wax kala aqoonsasho. 2. Wax laba qaybood ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur