kalabbaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Wax kala aqoonsasho. 2. Wax laba qaybood ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur