kalabbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
  2. (kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
  3. 1. Laba shay oo isku jiray kala miirmid. 2. Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid. 3. Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.