kalabbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kalabbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kalabbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.1. Laba shay oo isku jiray kala miirmid. 2. Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid. 3. Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0