kalaggoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato. 2. Laba waddo meel ay iska gooyaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. ld laabad.

Lamidka: laabad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur