kalagguur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Labo reer kala guurid-dooda 2. K. ah: isbeddelka xilliyada, marxaladaha iwm.
- 1. (daaw.) Cudur caruurta ku dhaca oo madax weyneeya. 2. (baay.) Heerka saddexaad ee qaybsanka unugga.
- 1. Laba reerood ama qof oo wada degganaa midba dhan u guurid. 2. Xilli isbeddelid.

