kalagguuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kalagguur³. ld kalagguuris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kalagguurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Labo reer kala guurid-dooda 2. K. ah: isbeddelka xilliyada, marxaladaha iwm.1. (daaw.) Cudur caruurta ku dhaca oo madax weyneeya. 2. (baay.) Heerka saddexaad ee qaybsanka unugga.1. Laba reerood ama qof oo wada degganaa midba dhan u guurid. 2. Xilli isbeddelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0