kalgacayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalgacal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kalgacal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Rabitaan iyo qaddarin qoto dheer oo cid loo hayo. ld kalgacayl.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur