kaligitaliyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof madax ah oo aan talada cid kale wax ka siin. 2. Qof madax adag. ld keligitaliye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
keligitaliyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(keligood taliyayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si kelinnimo ah, tashi la'aan. ld kaligitaliye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0