keligitaliye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (keligood taliyayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si kelinnimo ah, tashi la'aan. ld kaligitaliye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

