kalitashad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dabeecad qof leeyahay oo aan cid la tashan. ld kalitashi, kelitashad, kelitashi.

kalitashi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalitashad.

kelitashad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalitashad.

kelitashi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalitashad. keliya s. Aan wax wehlin; uun.