uunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax kastoo Alle uumay. 2. Uumi.(uumay, uuntay; uumi) Eebbe wax abuurid.1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”.
kalitashadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabeecad qof leeyahay oo aan cid la tashan. ld kalitashi, kelitashad, kelitashi.