kalkulas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.