kallahid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kallah². ld kallihid.

kallah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.
  2. Aroorta hore meel ka tegid.

kallihid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kallahid.