kallahQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.Aroorta hore meel ka tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jarmaadQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-day, -dday)Macnaha:Aroor hore socosho. ld jermaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kallahaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kallah¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kallahoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kallah¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00