Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg kalsan. ld kalsamaansho, kalsami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur