kalsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Daacadnimo iyo uurfayoobi wax loo hayo. ld kalsamaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kalsamaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalsan. ld kalsamaansho, kalsami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur