kambalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Agagaarka aqalka.1. Kaga k.: cid naf ka qaadid. 2. Is k.: seexasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
seexashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg seexo. ld seexad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0