kambalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kambal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kambal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Agagaarka aqalka.
  2. 1. Kaga k.: cid naf ka qaadid. 2. Is k.: seexasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur