karaankurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Badar, budo iyo jariir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid. 3. ld kuraankur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kuraankurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:1. Laf wareegsan oo lowga korkiisa ku taal. 2. ld karaankur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00