kuraankur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Laf wareegsan oo lowga korkiisa ku taal. 2. ld karaankur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karaankur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Badar, budo iyo jariir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid. 3. ld kuraankur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur