karaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karaar³.

karaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayil; buurran. 2. Xowliga wax leeyihiin. 3. Buux; badasho.
  2. (fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
  3. 1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.