karaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cayil; buurran. 2. Xowliga wax leeyihiin. 3. Buux; badasho.
- (fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
- 1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.

