karmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karan³.

karan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Martisoor weyn; diyaafad.
  2. 1. Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho. 2. Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
  3. 1. (f.g) Awr rarooy ah baar go'id. 2. (f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.
  4. Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).