karan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Martisoor weyn; diyaafad.
- 1. Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho. 2. Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
- 1. (f.g) Awr rarooy ah baar go'id. 2. (f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.
- Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).

