karreebQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (u) Geel dhalay oo ubadka xerada looga reebay. 2. (-bo, m.l) Warqad meel loo qoray koobiga ka hara.