karuuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:1. eeg karuur ³. 2. eeg karuur4.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
karuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.Caano geel oo dhanaan.Alaab iwm meel tuurid.Caano geel dhanaan noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00