karuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.
  2. Caano geel oo dhanaan.
  3. Alaab iwm meel tuurid.
  4. Caano geel dhanaan noqosho.