kashifan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)
Macnaha:
- 1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.
- 1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)
Macnaha: