Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg kashifan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)
Macnaha:
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur