kawirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kawir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kawir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab.
  2. Doonni ama markab meel u leexin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur