kawir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab.
- Doonni ama markab meel u leexin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

