kawkab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
  2. Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kawkabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kawkab². ld kawkab¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur