kawkabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kawkab². ld kawkab¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kawkabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0